Itoobiya Oo Qashinka Soomaaliya ka samaysa dhaqaalle Akhriso
Qashinka aad arragten ee dhulka Soomalida laga soo guro AdisAbaba iyo Oromiya marka la geeyo wax-soosar ayaa loo badalaa. AdisAbaba kaliya ayaa dakhli 30 Milyan oo Bir ah laga helaa. Dad kontan kun gaadhaya ayaa shaqo abuur ka hella.
Qashinka marka Soomalida laga soo guro Harta-Sheekha ayaa la keena. Iyada xitaa laguma shiido caagga. Shirkadaha halkaas degan mid Fooq ka dhisatay HartaShekha majirto. Harar, Adama iyo AdisAbaba hanti badan ayay geysteen. Maadama maamul wax waydiiya jirin jiingado ayay ku shaqaystaan. Warshado Caagga iyo Biraha shiida oo hal xabo in Deeganka keenan ayay ahayd.
Soomalidu way yastaa shaqadan laakin Bilyens lacag ah ayaa laga hellaa. Gaadiid Caagag iyo Biro ah oo AdisAbaba u socda unbaydun arragteen.
Ninkii Baskiilka kireyn ayaa maanta 4 gaadhii oo isjiid ah leh.
Birahana marbaan idinla wadaagi qalabka laga sameeyo. Kuwani waa caagga un.
Warshadaha qashinka Recycle-gareeya, waa fursadaha bannan ee aysan Soomalidu ka faa’idaysan.