HOMEWarka MaantaXog culus

Farmaajo Oo Shuruud Ku xidhay shir Xasan Sheekh Ku Baaqay Akhriso

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shuruud ku xidhay ka qaybgalka shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,

Farmaajo ayaa dalbaday in ay shirka kasoo qaybgalaan hoggaamiyeyaasha Puntland iyo Jubaland.

Waxaa isweydiin mudan: Maxay tahay sababta uu Farmaajo ugu adkaystay in Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ay shirka yimaadaan, isaga oo aaminsan in aanu shirku qabsoomi karin haddii aanay ka soo qaybgelin?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

🟢 0 online