DEG DEG: Maamulka Waqooyi Bari oo shan qof qisaasaya iyo beelaha ay ka soo jeedaan – Akhriso.
Sida ay xog ku heshay shabakadda Sanaag24.com, Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari ayaa saxeexay fulinta xukunka toogashada shan nin oo hore loogu eedeeyay dilal.
Shantan nin ayaa la sheegay inay ka soo kala jeedaan beelaha Xamud Ugaas, Jaamac Siyaad iyo Naleeye Axmed.
Tallaabadan uu maamulku qaaday ayaa imanaysa xilli xabsiyada ay ku jiraan dad kale oo loo haysto dilal kala duwan.
