# sanaag24.com ## Posts - [Deg Deg Shir Culus Oo dhexmaray Mucaaradka Iyo Taliyaha Ciidanka Soomaaliya](https://sanaag24.com/deg-deg-shir-culus-oo-dhexmaray-mucaaradka-iyo-taliyaha-ciidanka-soomaaliya/): Golaha Mustaqbalka oo caawa la-shiray Taliyaasha Ciidanka DFS ayaa la-wadaagey; in Madaxweynuhu talada dhexda dhigo lana qabto doorasho heshiis lagu yahay; taliyaasha ayaa dhankooda mucaaridka ku boorriyey in ay dowladda kala shaqeeyaan amniga ayna u midoobaan ka-hortagga walaacyada amni ee jira.Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa fidiyey gogol wada-hadal badhtamaha bishan, kucaaridka ayaa se weli ku adkaysanaya in ay keliya ka qayb-geleyaan wada-hadallo dammaanad leh oo cid kale korjoogto ka tahay. ## Pages - [Privacy Policy](https://sanaag24.com/privacy-policy-2/): Suggested text: Our website address is: https://sanaag24.com. [comment]: # (Generated by Hostinger Tools Plugin)